Maxaa Sababay Abaaraha Soonoq-Noqda Ee Kaliya Kukooban Deegaanada Soomalidu Dagto (Horn Africa).?

0
Wednesday December 20, 2023 - 10:41:54 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 526
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa Sababay Abaaraha Soonoq-Noqda Ee Kaliya Kukooban Deegaanada Soomalidu Dagto (Horn Africa).?

    waxaan kuleeyahay saaxiib waxaa jira malaayiin muslimiin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxaan kuleeyahay saaxiib waxaa jira malaayiin muslimiin


1. Midbaa kuleh waxaa sababay " waa dulmiga ay iskuhayaan ayaga dhaxdooda , dhiiga ay daadinayaan , boobka ay sameenayaan kuwooda masuuliyiinya ah iyo qayb sanaanta dhaxdooda taalla " ….

waxaan kuleehay saaxiib waxaa jira malaayiin dad ah iyo tobanaan dawladood oo dagaal, boob, dulmi iyo burburba ay kajiraan . hadana saa aytahay majiraan wax abaar ah ama roob yaraan ah oo kajirta wadamadaas , iskabadaa abaree qayb kamid ah wadamadaas baraf ayaa kada’a intabadan .war kale mahaysaa ? …..


2. Midkalaa kuleh waxaa sababay " waxaanahay dad muslimiin ah oo boqolkiiba boqol muslimiin ah sidaa dared abaartani waa imtixaan iyo cibra qaadasho xagga rabbi katimaaday waana inaa kusamirnaa oon alla bari samynaa " . sax maxuma . war eedda beenta ah ILAAHAY kadaa taasi waa been abuurasho cad oon geed loogu soogabanin ……

waxaan kuleeyahay saaxiib waxaa jira malaayiin muslimiin ah iyo tobanaan
wadan oo muslimiin ah mana jirto wax abaar ah iyo imtixaam ah oo haysta
dadkaas iyo wadamadaas ILAAHAY waa caadil cidna (للعبد بظالم ربك وما )madulmiyo hadiise saad sheegayso uu imtixaam jiro waxaa la imtixaamilahaa carabta sida sacuudiga ama khaliijka ayaga ayaa soomaalida kadanbi badan kana fog.. waxaan kudhahay siqaldan ayaad ufikirtay ee mar kale xog aruuurin iyo baadhitaan samee….?

3. Midbaa kudoodadaya " sababtoo ah soomaalidu waa reer guuraa xoola
dhaqata ah sidaa darted waa dad biyaha iyo roobka uun kutiirsan oo hadii sida bulshooyinka kale aysan wax xoola ah dhaqan la haayeen dhibtaas mahaysateen” …. 


waxaan kuleehay saaxiib waxaa jira kumanaan xoola dhaqata ah oo kunool daafaha dunida oo madaw, cadaan , muslim iyo gaalaba leh wax abaar ah ama roob yaraan ahna mahaysato dadkaas, saaxiib ifahan kaliya waa uun soomaalida dadka abaaraysan .

 ..lasoco qaybta 2 aad
W/Q : mowlid Hassen
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...