Iga hoo tallooyinkan

0
Wednesday December 20, 2023 - 10:35:09 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 390
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Iga hoo tallooyinkan

    Caawi naflaha intaad awoodo kuwa wax ku tarana xus..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Caawi naflaha intaad awoodo kuwa wax ku tarana xus..

> hadii qof walbo oo noloshada soo mara aad aaminto waxad ka dhexleysaa cawaaqib xumo qof walbo aamin inta uu uqalmo lakin hawada aaminin waxad ogaata ubax walbo oo qurxoon waxaa ku hoos qarsoon falaar


> Marka aad adiga tahay qofka dadka ugu warka badan waxaad dadka kale siineysaa macluumad adiga kugu saabsan iyagane aysan ku siineyn wax macluumad ah lakiin hadii aamusnanta ku dadaasho oo aad yareyso hadalka waad xakameysay waxad ka dhigtay kuwo ugaajeysan macluumad adiga kugu saabsan


> Caawi naflaha intaad awoodo kuwa wax ku tarana xus oo xusooso hana ku abaal dhicin ruux maalin uun wanaag kuu sameeyey

> Naftada weydii su aalo ka qeyb qqadanaya hormarkaga wax badan is weydii si aad u ogaato waxbadan oo kaa qarsoona


Hammami Abdi ✍
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...