"Xukuumada muuse biixi waxay bilawday in ay tafaariiq ku iibiso dhulkii danta-guud

0
Tuesday December 19, 2023 - 19:16:34 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1020
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Xukuumada muuse biixi waxay bilawday in ay tafaariiq ku iibiso dhulkii danta-guud

    diidnay boobka hantida ummadda"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

diidnay boobka hantida ummadda"


No description available.


Waxa la xaraashay parking-kii ama Wajahadeedii dhinaca koonfureed ka xigtay suuqa gobanimo ee degmada 26-Juun ee Magaalada Hargeysa

iyado Xarumahii dawladda dhexe iyo dawladda hoose hargeysa qaar badani ku jiran guryo kiro ah sabab loo xaraashayna aan la soo bandhigin

suuqa gobanimo gaar ahaan Xarunta xisbigu waa xarun wayn oo ku taalla suuqa gobanimo ee degmada 26-Juun kuna dhaw radio Hargeysa, waxaanay dhisan tahay muddo 50-sano ku dhaw sababtii loo dhisay waxay ahayd in ay kulmiso oo ay barkulan u noqoto dhamaan wasaaradaha iyo hay'addaha dawladda ee kala duwan iyo waliba maamulka gobolka oo matala dawlada dhexe
xalku waa maafishkaba keen
No description available.

diidnay boobka hantida ummadda”

Xoghayaha Cadaalada Xisbiga Waddani Yoonis Axmed Yoonis.
Loading...
Loading...