Madaxweyne Mustafe Cagjar Oo Guul Ku Tilmaamay Aqoonsi Ay Somaliland Ka Hesho Caalamka

0
Friday July 05, 2019 - 18:02:46 in News by
  • Visits: 12474
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Mustafe Cagjar Oo Guul Ku Tilmaamay Aqoonsi Ay Somaliland Ka Hesho Caalamka

    Madaxweyne Mustafe Cagjar Oo Guul Ku Tilmaamay Aqoonsi Ay Somaliland Ka Hesho Caalamka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Mustafe Cagjar Oo Guul Ku Tilmaamay Aqoonsi Ay Somaliland Ka Hesho Caalamka

Hargeysa(HWN):-Madaxweynaha deegaanka soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cagjar ayaa si weyn u taageeray aqoonsi ay somaliland ka hesho caalamka.

Madaxweyne Mustafe Cagjar ayaa qoraal kooban oo uu ku baahiyey bogaga uu ku leeyahay Facebook iyo Twitter waxa uu ku sheegay in dadka soomaalida ah ay guul u tahay in la aqoonsado somaliland, waxaanu qoraalkiisa ku yidhi:-

Walaaleheen Somaliland inay dunida la macaamilaan kana helaan aqoonsi aad baanu ugu faraxsanahay, dal kale oo somaliyeed oo dunida laga aqoonsan yahay Guul weyn ayay u tahay umada somaliyeed"

Xafiiska madaxweynaha

Somali State

Mustafe Mohumed Omer

(mustafe cagjar)

Loading...
Loading...