Ujeedada Kulan Muuse Biixi La Qaatay Xildh. Barkhad Iyo Boqor Axmed Iimaan.

0
Saturday December 16, 2023 - 17:25:09 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1936
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ujeedada Kulan Muuse Biixi La Qaatay Xildh. Barkhad Iyo Boqor Axmed Iimaan.

    "Qoraalkan Hoose ayuu xildhibaanu kaga hadlay arimaha lagaga hadlau kulankaasi."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Qoraalkan Hoose ayuu xildhibaanu kaga hadlay arimaha lagaga hadlau kulankaasi."



Hargaysa (HWN) Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun oo kamid ah Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta kulan la qaatay Muuse Biixi Cabdi.

 

Xildhibaanka waxa kulankan ku wehelinayay Boqor Axmed Iimaan iyo Masuuliyiin ka tirsan Xukuumada.

 

Qoraalkan Hoose ayuu xildhibaanu kaga hadlay arimaha lagaga hadlau kulankaasi.

No description available.

Loading...
Loading...