Magacyada Gudi Muuse Biixi Umagacaabay arimaha Doorashooyinka iyo Difaacad Dalka
Muuse Biixi ayaa
magacaabey guddi ka kooban 14 xubnood . Guddidan ayaa loo xilsaaray inay xisbiyada Mucaaridka ah la yeeshan shirar ku
saabsan arimaha Doorashooyinka iyo
difaacad dalka.
Magacyada Gudida
1. Wasiir xanaanada
Xoolaha - Siciid Sulub
2. Wasiir Gadiidka -
Saleeban Cawad Bukhaari
3. Wasiirka Warfaafinta
- Cali Xasan Mareexan
4. Wasiirka Ganacsiga -
Maxamuud Sacad Saajin
5. Wasiirka Macdanta -
Cabdilaahi Faarax
6. Wasiirka
isgaadhsiinta - Axmed Yusuf
7. Wasiirka cadaalada -
Saleeban Warsame
8. Wasiirka Qorsheynta
- Axmed Maxamed Toorno
9. Wasiirka
Kaluumeysiga - Raabi
10. Wasiir ku xigenka
Cafimadka
11. Wasiir ku xigeenka
Warfaafinta
12. Gud. Ku xigeenka
Kulmiye - Cabdicasiis Samaale
13. Gud.ku xigeenka
2aad ee Kulmiye - Axmed Cabdi Dheere
14. Xoghayaha Guud ee
xisbiga Kulmiye.
Talaabadan ayaa dadka Arimaha siyaasada Falanqeeya ay ku tilmaameen mid Carqalad ku noqon karta
doorashooyinka Wakhtigooda la cayimay inay dalka ka dhacaan .