Reer Boorama Oo Gaadhi Qaaliya Gudoonsiiyay Wasiir Muuse Xilka Ka Qaaday.
"Taasi badelkeeda Bulshada gobolka Awdal ayaa ugu abaal guday"
Boorama (HWN) Ex.
Wasiir Axmed Cismaan Dhagayne ayaa maanta Magaalada Boorama lagu gudoonsiiyay
gaadhi V8 ah.
Wasiirka ayaa dhawaan
xilka laga qaaday, kadib sida la sheegay dadkiisa oo uu la aragti noqday.
Bulshada gobolka Awdal
ayaa markii magaaladda Boorama tagay u soo dhaweeyay si la yaab leh iyaga oo ku
bogaadinaya sida aanu fikirkiisa ula gaban ee uu fagaarayaasha uga gar
nagsaday.
Taasi badelkeeda
Bulshada gobolka Awdal ayaa ugu abaal guday inay gudoonsiiyaan gaadhi qaali ah,
V8 taasi oo ay ku maamuuseen, madaama uu garab istaagay tabashadooda isaga oo
xil dawladeed haya, dhawaaq dheerna ugu gudbiyay dareenkooda xukuumaddii uu ka
tirsanaa.
Loading...
Loading...