Somaliland Oo War Ka Soo Saartay Khilaaf Ka Dhex Qarxay Maamulka Awdal iyo Wasiirka Ciyaaraha.

0
Sunday December 10, 2023 - 12:00:35 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1664
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Oo War Ka Soo Saartay Khilaaf Ka Dhex Qarxay Maamulka Awdal iyo Wasiirka Ciyaaraha.

    "Khilaafkan lasoo afjaray Maanta ayaa sababay in wasiirka ciyaaraha Boorama laga saaro"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Khilaafkan lasoo afjaray Maanta ayaa sababay in wasiirka ciyaaraha Boorama laga saaro"



Hargaysa (HWN) Wasiirka Wasaarada Arimaha gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed Iyo Wasiirka Wasaarada Xidhiidhka golayaasha iyo Arimaha dastuurka Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni ayaa soo afjaray Khilaafkii u dhexeyeeyay Wasiirka Wasaarada Ciyaaraha Somaliland iyo Maamulka Gobolka Awdal oo isku afgaran waayay qaabka loo qabanayo Koobka Ciyaaraha Somaliland.

 

Khilaafkan lasoo afjaray Maanta ayaa sababay in wasiirka ciyaaraha Boorama ay ka saareen maamulka Gobolka Awdal, kadib markii la isku khilaafay ciyaaraha.


Loading...
Loading...