"Xisbiga Waddani Reer Keliye Malaha" Musharax CIRRO.

0
Wednesday December 06, 2023 - 14:23:45 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1072
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Xisbiga Waddani Reer Keliye Malaha" Musharax CIRRO.

    "kuwii Buurta fuulayna aniga ima matalayn"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"kuwii Buurta fuulayna aniga ima matalayn"



Hargaysa (HWN) Musharaxa Madaxwayne ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa sheegay in xisbiga Waddani aanay reer Gaar ahi lahayn, isagoo sidoo kale iska fogeeyay jabhadii Buurta gacan Libaax fuulay ee laayay askar ka tirsan ciidanka Somaliland.



"Waddani reer gaar ah ma leh, ninka aragti xun ku olaleeyaana aniga ima matalo, kii Buurta fuulayna aniga ima matalayn, waxaaba laga yaabaa in uu aniga iigu cadhoonayay maxaad u dagaalami wayday..” Musharrax Cirro.

 

Xukuumada Muuse ayaa inta badan xisbiga Waddani ku eedeysa in ay beel keliye taageerto.

Loading...
Loading...