Maxay u fiican tahay In aad Nin tahay.

0
Wednesday November 29, 2023 - 13:31:41 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 939
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxay u fiican tahay In aad Nin tahay.

    -In ubax laguu hadiyeeyo ilmo kaama keento.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

-In ubax laguu hadiyeeyo ilmo kaama keento.


-Marka la isku wada daro dhamaan ku hadalka Mobile-kaagu kama badna 20 daqiiqo

.

-Haddii aad safraysid maalmo kooban, uma baahnid shandado dhar ah.


-Ma xanaaqdid marka aad aragtid wiil kale oo ku labisan dharkaaga oo kale.

-Maalinka oo dhan hadaad cidlo maraysid cidna kuma qashqashaadayso.



-Baranbarada iyo jiirku waxay kuu yihiin sida balanbaalista oo kale.

-Guriga waxaad ka baxdaa 5 daqiiqo kaddib marka aad qubaysatid.


-Haddii qof uu illaawo in uu kaaga yeedho xafladdiisa lama micno aha inaad kala dhimateen.

-Cidina kulama yaabayso haddii aad jirto 35 sano misana aadan weli guursan.


-Chocolate-ka iyo Nutella kaagama duwana macmacaanka kale.

-In ubax laguu hadiyeeyo ilmo kaama keento.


-Waxba kaama gelin haddii dadku ay ku mashquulaan sida aad timaha usoo jaratay iyo haddii kale.

-Haddii comment khaldan lagaa bixiyo kama dhigna in horumarkaaga laga xun yahay.


-Weliga ina hebel ayad tahay ciyaalkaaguna waa ilma hebel hebel.


Ku dar inta dhiman.

#sheekeeye ✍

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...