Muuse Biixi Oo Xil Ka Qaadis Iyo Magacaabis Sameeyay.
Muuse Biixi wuxuu magaacabay masuuliyiintan.
Hargaysa (HWN) Muuse
Biixi ayaa isku shaandhayn ku sameeyey
qaar ka mida Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dalka.
Muuse Biixi ayaa xilka ka qaaday:
1. Agaasimihii Guud ee
Wasaarada Arimaha Dibada JSL Mudane Siciid Axmed Cabdikarim
2. Agasimihii Guud ee
Wasaaradda Gaadiidka iyo Horomorinta Jidadka Muuse Jaamac Abyan.
Madaxwaynuhu wuxuu
magaacabay masuuliyiintan.
1. Mudane Axmed Abokor,
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arimaha Dibada JSl.
2. Mudane Mustafe
Shiine, Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta.
3. Mudane Mustafe
Cumar, oo hore u ahaan jiray Agaasimaha Guud ee Gaashandhiga, waxa loo badlay
Agaasimaha Guud ee Wasaarada Qorshaynta Qaranka.
Loading...
Loading...