Taliye Nuux Taani Oo Tagay Deegaanka Buqdharkayn

0
Monday November 27, 2023 - 13:36:46 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2545
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Taliye Nuux Taani Oo Tagay Deegaanka Buqdharkayn

    "Ayaa u kici timay Fadhiisimada hore ee aaga Buqdharkayn Isagoo ku guda jira kormeer"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Ayaa u kici timay Fadhiisimada hore ee aaga Buqdharkayn Isagoo ku guda jira kormeer"


Hargaysa (HWN) Taliyaha ciidanka Milatariga Somaliland, Sareeye Gaas Nuux Taani ayaa maanta gaadhay deegaanka Buqdharkayn oo dhawaan dagaal ka dhacay, sida ay baahisay warbaahinta ciidanku.

 

"Taliyaha Ciidanka Qaranka JSL S/Gaas Nuux Ismacil Tani oo ku sugnaa Malmihii lasoo dhaafay Fadhiisimada hore ee Ciidanka Qaranka JSL ee aaga Oog.

 

Ayaa u kici timay Fadhiisimada hore ee aaga Buqdharkayn Isagoo ku guda jira kormeer  iyo difaaca Qaranka” Xafiiska Warbaahinta Ciidanka Qaranka JSL.

 

Dhawaan ayay ahayd markii deegaanka Buqdharkayn ay gubeen ciidanka SSC, kadib markii halkaasi ay kala wareegeen Beesha Habarjeclo.


Loading...
Loading...