DEG DEG Ra'isul Wasaare Xamse oo gaaray magaalada Kismaayo

0
Sunday November 26, 2023 - 12:47:00 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 704
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG Ra'isul Wasaare Xamse oo gaaray magaalada Kismaayo

    Socdaalka Ra'iisul Wasaaraha ee Jubbaland ayaa la xiriira u kuurgelidda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Socdaalka Ra'iisul Wasaaraha ee Jubbaland ayaa la xiriira u kuurgelidda

May be an image of 5 people, aircraft and text



Ra'iisul Wasaare Xamsa oo si diirran loogu soo dhaweeyey Magaalada Kismaayo Kismaayo,


Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo, halkaas oo ay si diirran ugu soo dhaweeyeen.


Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, Madaxwene ku-xigeennada, Guddoomiyaha Golaha Wakiillada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Jubbaland.


Socdaalka Ra’iisul Wasaaraha ee Jubbaland ayaa la xiriira u kuurgelidda xaaladaha binu aaddantinimo ee ka dhalatay daadadka El-nino oo saameyn xooggan ku yeeshay deegaannadan, dardar-gelinta howl-galka wajiga 2aad ee ciribtirka Khawaarijta, xarig jarka iyo dhagax-dhigga mashaariic horumarineed iyo xoojinta wada-shaqeynta hey’adaha Federaal iyo kuwa dowlad-goboleed Jubbaland.


Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa uga mahadceliyey Dowlad goboleedka Jubbaland iyo qeybaha kala duwan ee bulshada soo dhaweynta diirran ee lagu qaabila.

May be an image of 2 people, dais and text
May be an image of one or more people
May be an image of 4 people, headscarf and text that says 'L. AIRPORT'
May be an image of 8 people and dais
May be an image of 7 people and dais
May be an image of 2 people

Loading...
Loading...