Aqoonsiga Soo Uraaya.Udgoonkiisa Na Saaqe,Abaabul Dagaal Ka Daaya.
Misllaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]
Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.
Aqoonsigi Wuu Dhaw Yahay,
Awoodoo La Dulsaaro Iyo,
Arrimaanu U Baahanyahay,
Adkaynsina Wuu Rabaayoo,
Ammuura Bari Iyo Galbeed,
Iyagaaba Iska Soo Idlaane,
Aqoonsi Markaad Heshaan,
Albaabada Nabada Fura’oo,
Uliyo Diirkeeduun Ahaado,
Amaankeena Wada Ilaasha.
Ismail Abdillahi Handuleh.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...