Muxuu Yahay Warka Ay Beeniyeen Ciidanka Somaliland?
"cid kasta oo faafisa warar aan jirin oo ku saabsan ciidamada qaranka"
Taliska Ciidanka
Qaranka JSL wuxuu shacabka Somaliland ku wargelinaynaa in ay been abuur tahay
wararka sheegaya in Ciidanka Qaranku u soo guurayo Caynabo.
Wararkaasi waa been
abuur cad, ilaa hadda Ciidanka Qaranku wuxuu ku sugan yahay fadhiyadiisii uu
hore ugu sugnaa dibna ugama soo guurayo.
Digniin :- cid kasta oo
faafisa warar aan jirin oo ku saabsan ciidamada qaranka somaliland waxay la
kulmi doontaa ciqaab adag
Xafiiska warbaahinta
CQJSL
Loading...
Loading...