DEG DEG "Muusow is casil { Waabeeyo}

0
Thursday November 23, 2023 - 11:01:39 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1037
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG "Muusow is casil { Waabeeyo}

    Xisbiga WADDANI qiimo kasta oo ay ku tegayso

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga WADDANI qiimo kasta oo ay ku tegayso

May be an image of 1 person and text


"Muusow is casil oo talada ku wareeji cid dalkan doorasho gaadhsiisa, mar haddii ciidanka Qaranka xaaladdiisa la arkayo, mar haddii dhaqaalihii dalku burburay, mar haddii siyaasaddii arrimaha dibaddu aanay jirin ba oo dal aynu maanta saaxiib nahay jirin.


Xisbiga WADDANI qiimo kasta oo ay ku tegayso sinaba uma aqbalayo in Muuse iska sii fadhiyo, wuxuu kacdoonada dalka ka socda ka raadinaya cimri dherer…”

Guddoomiye kuxigeenka Xisbiga WADDANI Mudane Maxamed X Yuusuf Waabeeyo

Loading...
Loading...