Gobaad Iyo Gobdoon,Jacaylkay Guntadeen,Garaadkii Kala Gooyay.Illaahay Ma Gargaare

0
Thursday November 23, 2023 - 09:51:31 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 610
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gobaad Iyo Gobdoon,Jacaylkay Guntadeen,Garaadkii Kala Gooyay.Illaahay Ma Gargaare

    Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.



Bisimillahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]

 


 

 

Waxaan Idinla Wadaagaya Sheeko Run Ah Oo Dhacday,

 

Intii Uu Socday Dagaalka Huwanta Iyo Ciidanka Somalilaand.



 

Sheekada Ayaa Sababtay Lamaane Isjecela Oo Ku Kala Tegay,

 

Kuna Burburay Reerkoodii.


 

{Waana Waxyaabah Uu Sababay Garaad Gala Dagaalka}.

 

 

Gobaad Iyo Gobdoon,Jacaylkay Guntadeen,


 

Garaadkii Kala Gooyay,Lamaani Kala Geeyay,

 

Gudobtaa Ku Sameeyay,Gacalkii Isjeclaaday,


 

Midba Gees U Dhaqajay,Godka Eebbe Ku Naar,

 

Gefafkaas U Abuuray,Guryaha Uu Dumiyay,


 

Geesiyashii U Xabaalay,Goblanka Dumarkee,

 

Gambocad Guudka U Saar,Guule Samiximayo,


 

Guud Aduunka Dushiisiyo,Godka Akhiro Seeg,

 

Geesinaw Ma Fayoobee,Gaal Miyaa Ma Islaam,


 

Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...