Inaalilaahi Wa Inaalilaahi Raajacuun. Alle Ha U Naxariisto Marxumka.

0
Tuesday November 21, 2023 - 11:07:44 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 757
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Inaalilaahi Wa Inaalilaahi Raajacuun. Alle Ha U Naxariisto Marxumka.

    Wacanow Wadad Dacadon,Waabanba Tegay,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wacanow Wadad Dacadon,Waabanba Tegay,



Warimayno Oo Wadkoon,Wada Sugaynaaye,

Wakhtigan La Dhafayniniyo,Weyne Amarkiis,


Wadani Geesiyo Wuxu Aha,Waajibkiis Gudaye,

Wacdaro Iyo Ku Sii Daray,Weliba Dheeraadna,



Wacanow Wadad Dacadon,Waabanba Tegay,

Ka Warabe Eebow Janada,Waxid Baad Tahaye,


Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...