Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Kormeer Ku Sameeyay Fatahaada Ka Dhalatay Roobabka. SAWIRO

0
Monday November 20, 2023 - 13:29:23 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 869
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Kormeer Ku Sameeyay Fatahaada Ka Dhalatay Roobabka. SAWIRO

    "Raysal Wasaaraha ayaa Indhihiisa Ku Soo Arkay Dhul Badan Oo Biyo Fadhiisteen"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Raysal Wasaaraha ayaa Indhihiisa Ku Soo Arkay Dhul Badan Oo Biyo Fadhiisteen"


 

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer uu ugu kuur galayo xaaladda binu aadantinimo ee ka dhalatay roobabka daadadka wata ee ka da’ay qeybo kamid ah gobollada dalka, waxa uu ku tagey degmada Doolow ee Gobolka Gedo.

 

Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee degmada Doolow ku soo dhaweeyey Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee dowlad Goboleedka Jubbaland, Mudane Maxamuud Sayid Aadan, masuuliyiin ka tirsan dowlad-goboleedka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Doolow.

May be an image of 3 people

May be an image of 4 people
May be an image of 8 people
Loading...
Loading...