Ujeedada Kulan Muuse Biixi La Qaatay Gudoomiyayaasha Gobolada SLAND.
"Kulankan waxa soo qabanqaabiyey oo qaybna ka ahaa Wasaaradda Arrimaha Gudaha"
Hargaysa (HWN) Muuse
Biixi Cabdi ayaa maanta qasriga Madaxtooyada kulan u jeedadiisu ahayd Adkaynta
amniga gobollada dalka iyo dardar-gelinta hawlaha Qaranka kula yeeshay
gudoomiyeyaasha gobollada dalka Jamhuuriyadda Somaliland.
Kulankan waxa soo
qabanqaabiyey oo qaybna ka ahaa Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland.
Kulankan uu Muuse Biixi
la qaatay gudoomiyayaasha Gobolka Somaliland ayaa ku soo beegmaya tiyoo dagaalo
ka jiraan qaybo kamid ah Gobolka Sool, halka tabsho isa soo taraysaana ay
kajrto Gobolka Awdal.
Waxxaana shirkan ka
qayb galay Gudoomiyaha Gobolka Sool ee qaybo kamid ahi ka baxsan tahay talada Somaliland.
Loading...
Loading...