Xildh. Indho-indho Oo Sawir Hadal Hayn Dhaliyay Soo Bandhigay.
"Sawirka xildhibaanka oo ka soo muuqday Golaha ayaanay ilaa hada kahadal"
Hargaysa (HWN) Xildhibaan
Indho Indho ayaa saaka lug iyo gacan-ba
ugu codeeyey Xeerka doorashooyinka isa saarka ah oo golaha guurtida saaka
usaareen gudi.
Sawirka xildhibaanka oo
ka soo muuqday fadhigii Golaha ee saaka ayaanay ilaa hada kahadal shirgudoonka Golaha Guurtidu.

Loading...
Loading...


0 





