Kol hadii maanta la ansixin waayay oo cod loo qaadi waayay , Oo Guddi loo saaray : Maxaad filanaysaa? (Ali Biixi).

0
Saturday November 18, 2023 - 14:24:34 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1157
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Kol hadii maanta la ansixin waayay oo cod loo qaadi waayay , Oo Guddi loo saaray : Maxaad filanaysaa? (Ali Biixi).

    waa ila meerayso.Ha wareegto giraantu.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waa ila meerayso.Ha wareegto giraantu.



Waa In:

 

1- kaabis Iyo Wax ka bedel Ayaa lagu sameynayaa.


 

2- in doorashadii ururada Iyo Xisbiyada tartanka madaxweyne ka wada qeyb galaan?

 

3- in 3-da xisbi qaran oo qudhi tartanka madaxweyne ka qeyb galaan.



 

4- in saddex (3) xisbi ee cusub ka soo baxaan 9-ka urur Iyo 3-da xisbi.

 

5- in sidaas iyoWax ka bedel Iyo Kaabis Lagu sameeyo.Oo Loo gudbiyo golaha baarlamaanka

(Dib loogu soo celiyo golaha baarlamaanka).


 

6- Golaha wakiilada marka uu ansixiyo.Uu u gudbiyo M.biixi Isaguna halkaas :

Uu ku soo celiyo golaha baarlamaanka ,Isaga oo leh Waxaas Iyo Waxaas Ka soo bedela.


 

7- Golaha wakiilada dib u eegis ayuu ku samaynayaa, hadana oo muddo ayuu haysanayaa.

 

8- kadibna M.biixi ayuu ku soo celinayaa.


 

9- waa ila meerayso.Ha wareegto giraantu.

 

9- kadibna saleebaan Gaal


Doorashada wuu laalayaa oo 2-ba sano ayuu dubaha ku dhifanayaa (in dalku xaalad dagaal ku jiro ,

Oo aanay suurto gal ahayn ,In doorasho la qabto) .Adigana


Maxay kula tahay?


Ali Biixi

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...