Beeshaydo La Gaasiray,Ayaan Awdal Garab Siine,Gadabuursi Waa Taa Haddeer Ganta Loo Buuxshay.Ay.

0
Wednesday November 15, 2023 - 18:05:38 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 977
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Beeshaydo La Gaasiray,Ayaan Awdal Garab Siine,Gadabuursi Waa Taa Haddeer Ganta Loo Buuxshay.Ay.

    Goortu Abuuru U Qoray,Gaws Wuxuu Dhigayo,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Goortu Abuuru U Qoray,Gaws Wuxuu Dhigayo,

 


Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]

Tu Khaas Ahaan Bahda H/W Iyo Akhristayaasha


 

Guulaha Wax Bixiyo,Naflaha Gaadha Idilkoode,

Gacan Weyne Waa Eebbaheen,Gebi Ahaanteene,



Goortu Abuuru U Qoray,Gaws Wuxuu Dhigayo,

Gaajo Ruuxna Kuma Eegayo,Gacalaheen Weeye,


Gaaliyo Islaam Waxa Ku Nool Dunida Guudked,

Godkeeday Qudhanjadu Hesha Gooni Calfkeed,


Garaad Xumaha Admiga Ayaan Garan Asuulkii,

Gees Maraya Amarkii Alloon Waajibkod Gudan,


Gefkeeniyo SaluugiyoHunguri Kala Golronada,

Garaayuuska Waxay Noogu Wacan Galbsigenun,


Geyigu Wayna Deeqa Nimcadan Guule Mahadiisa,

Godlada Oo U Gaalgaala OoGeela Wada Maala.


Ismail Abdillahi Handuleh

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...