Dib Ugu Laabte Reereer,Markay Diriri Waayeene,Daarood Siduu Doonaya Loo Diyaafadiyay.

0
Wednesday November 15, 2023 - 18:03:45 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1004
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dib Ugu Laabte Reereer,Markay Diriri Waayeene,Daarood Siduu Doonaya Loo Diyaafadiyay.

    Daahaaba Loo Rogaye,Kuwii Diiday Aan Simano,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daahaaba Loo Rogaye,Kuwii Diiday Aan Simano,



Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]

 

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.


 

 

Daarood Sidu Doonaya,Gugosha Loo Daadshay,

 

Dawladnimadii Somalilaan,Dumiye Seeskeedba,



 

Daahaaba Loo Rogaye,Kuwii Diiday Aan Simano,

 

Dabkoodii Ragbaa Qaatayo,Didiyay Oo Buufshay,


 

Dawlad Weeye Goortii Dirkii,Dibada Loo Tuuray,

 

Degdegna Wuu Aqoonsaday Hawiye,Derajadodi,


 

Degaladodi Maanta Xornimo,Loo Dabaal Degay,

 

Dib Ugu Laabte Reerreer,Haddaa Diriri Waydeen,


 

Ma Duleeyo Eebbahu Dadkaan,Diidin Ammarkiisa,

 

Daacad Baanay Noqonayn,Diriyo Doqomo Iidoor.


 

Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...