WAR DEGDEG AH: Muuse Biixi Oo Xil Ka Qaadis iyo Magacaabis Sameeyay.

0
Tuesday November 14, 2023 - 13:52:57 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 4923
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    WAR DEGDEG AH: Muuse Biixi Oo Xil Ka Qaadis iyo Magacaabis Sameeyay.

    DHinaca kale waxa uu magacaabay masuuliyiintan hoos ku qoran.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DHinaca kale waxa uu magacaabay masuuliyiintan hoos ku qoran.


Muuse Biixi Cabdi ayaa  wareegtooyin Madaxweyne uu xilka qaadis, magacaabid iyo Bedel ku  sameeyey qaar ka mida xubnaha Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland.

 

Ujeeddo: Xil Ka-qaadis.

 

1. Ku: Cabdiqaadir Iimaan Warsame; Wasiirkii Wasaaradda Horumarinta Beeraha

 

2. Ku: Dr. Cabdiweli Sh. Cabdillaahi Suufi Jibriil; Wasiirkii Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda

     

3. Ku: Sh. Cabdirisaaq Xuseen Cali Albaani;  Wasiirkii Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta

 

4. Ku: Cabdi Cismaan Cabdulle Dhaga-weyne;  Wasiirkii Wasaaradda Horumarinta Maal-gashiga

 

Muuse Biixi ayaa ku yidhi Wareegtad uu xilka kaga qaaday masuuliyiintan

 

"Sida aad la socotaan, xilka Qaranka ayey dabcigiisa tahay in uu meerto noqdo, oo hadba loo igmado ciddii hanan karta. Sidaa darteed, waxaan gartay in laga bilaabo taariikhda maanta aan idinka qaado xilalkii aad u hayseen Qaranka. Waxaan idiinka mahad-celinayaa muddadii aad hayseen xilalka Qaran”

 

DHinaca kale waxa uu magacaabay masuuliyiintan hoos ku qoran.

 

1. Axmed Yuusuf Idiris Cawaale  Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda.

 

2.  Axmed Aadan Axmed Buuxane Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska.

 

3. Axmed Maxamed Diiriye Cige Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka.

 

4. Cabdirisaaq Ibraahim Maxamed Faarax Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maal-gashiga.

 

5. Cali Xasan Maxamed Jaamac Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka.

 

6. Saleebaan Yuusuf  Cali Koore Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha.

 

7. Maxamed Xaaji Aadan Cilmi Maxamuud Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta.

 

8. Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni  Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha iyo Arrimaha Dastuurka.

 

9. Raabbi Cabdi Maxamed Maxamuud Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Horumarinta Xeebaha.

 

10. Saleebaan Cawad Cali Bukhaari Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka.

 

11. Axmed Maxamed Habbane  Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha

 

ALLAA MAHAD LEH

 

Muuse Biixi Cabdi

 


Loading...
Loading...