Dawladii Fadaraalka Dabakay Sool Ka Shidayso,Duulimaad Lagu Qaadiyo Dagaal Bay La Rabtaa.

0
Sunday November 12, 2023 - 13:19:40 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 748
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladii Fadaraalka Dabakay Sool Ka Shidayso,Duulimaad Lagu Qaadiyo Dagaal Bay La Rabtaa.

    Bismillahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B],

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bismillahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B],




Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.


Dawladii Fadaraalku,Dabakay Sool Ku Shidayso,

Duulimaad Lagu Qaadiyo,Dagaal Bay La Rabtayo.



Dani Baaba U Dhaamayoo,Dagaalbu U Gelaayayo,

Doorashada Ku Adkaato,Dagaalkeedu Ku Baahe.


Difaacbu U Ahaayeh,Diir Naxaanay Lahaynoo,

Degelkay Ku Dhaqdeeniyo,Dalkoodiina Ka Guure,


Durbaan Beena Run Moodo,Iska Diide Budlaana,

Duqa Haysta Banadiren,Docnabaw Soconayniyo,


Dunidiina Ka Reebay,Dalkoodiina Ragaadshayee,

Dawlada Afrikaanku,Doolarka Ay Ku Gurtaane,


Duulkan Jooga Agtiisay,Doonayaan Amarkooda,


Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...