DEG DEG Wasiirkii hore ee qorshaynta Somaliland oo la xidhay

0
Wednesday November 08, 2023 - 10:15:10 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 2439
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG Wasiirkii hore ee qorshaynta Somaliland oo la xidhay

    Cawaale Shirwac ayaa maalmihii u dambeeyay ....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cawaale Shirwac ayaa maalmihii u dambeeyay ....




Xukumadda Somaliland ayaa xidhay Caawale Ibraahin Shirwac oo hore u ahaa wasiirka qorshaynta Qaranka Somaliland.



 

Ilaa hadda ma cada sababta ka Dambaysa xadhiga Wasiirkii hore ee qorshaynta oo haatan ku xidhan xarunta dambi baadhista ee magaalada Hargeysa.


 

Cawaale Shirwac ayaa maalmihii u dambeeyay baraha Bulshada gaar ahaan Twitterka ku shaaciyay; in Mas’uul ka tirsan xukuumadda Madaxweyne Biixi uu ka qayb-galay shir ka dhacay Dalka Qatar, kaasi oo kasoo horjeeda Qadiyadda Somaliland.


 

Cawaale Shirwac ayaa sheegay in uu kamid ahaa dadkii shirkaas lagu casuumay, balse uu isagu diidey inuu ka qayb-galo, maadaama uu ahaa shir kasoo horjeedda qadiyadda Somaliland, sida uu yidhi.

Loading...
Loading...