Sargaal Ku Geeroyooday Bam- gacmeed Hadyad Ahaan Loogu Keenay.

0
Wednesday November 08, 2023 - 09:57:47 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1371
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sargaal Ku Geeroyooday Bam- gacmeed Hadyad Ahaan Loogu Keenay.

    "Wiilkiisa oo 13 sano jira ah ayaa sidoo kale waxaa soo gadhay dhaawac culus"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Wiilkiisa oo 13 sano jira ah ayaa sidoo kale waxaa soo gadhay dhaawac culus"



BBC: La taliyahii madaxa ciidamada qalabka sida ee Ukraine ayaa ku geeriyooday bam gacmeed hadyad ahaan loogu keenaya xafladiisa dhalshada ,oo ku qaraxay.

 

Jenaraal Hennadiy Chastyakov, oo 39 jir ah ayaa bam gacmeed waxaa hadyada ahaan ugu keenaya saaxiibadiisa, xafladiisii dhalashada awgeed, balse wiilkiisa ayaa furay kadibna waa ay ku qaraxaday.

 

Wiilkiisa oo 13 sano jira ah ayaa sidoo kale waxaa soo gadhay dhaawac culus.

 

Dhimashada Sargaalkan ayaa qeyb ka jab weyn oo soo gaaray Ciidanka militariga Ukraine,kadib markii weerar Gantaalo ah oo ay qaadeen Ruushku lagu dilay 19 askar, xili ay ku suganaayeen xaflad abaal marino lagu gudoonsiinayay meel u dhaw jiidda hore ee gobolka dagaalku ka socado ee Zaporizhzhia ee koonfurta dalkaasi.

 

Sources : BBC


Loading...
Loading...