Maxkamada Magaalada Nairobi Oo Xukun Ku Riday Sadex Nin Oo Dambiyo Lagu Helay

0
Wednesday July 03, 2019 - 19:56:04 in News by
  • Visits: 1383
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamada Magaalada Nairobi Oo Xukun Ku Riday Sadex Nin Oo Dambiyo Lagu Helay

    Maxkamada Magaalada Nairobi Oo Xukun Ku Riday Sadex Nin Oo Dambiyo Lagu Helay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamada Magaalada Nairobi Oo Xukun Ku Riday Sadex Nin Oo Dambiyo Lagu Helay


Maxkamad ku taalla magaalada Nairobi ayaa saddex nin oo ay ku heshay iney ay ka dambeeyeen weerarkii lagu qaaday jaamacadda Gaarisa April 2, 2015-kii xukunno ku ridday.

148 ayaa lagu dilay jaamacadda Gaarisa


Seddexda qof ee ay maxkamadda xukunka ku ridday laba ka mid ah waxay maxkamaddu ku xukuntay min 41 sano halka hal qofna ay ku xukuntay madaxaa ha ku furto.


Waxaynu maxkamaddu sheegtay iney seddexdaasi xubnoo yihiin dambiilayaal oo ay ka dambeeyeen weerarki jaamacadda gaarisa loo geystay oo ay ku nafwaayeen 150 qof oo isugu jiray 144 arday ah, 4 ciidamada ammaanka iyo 2 ka mid ah shaqaalaha jaamacadda.


Weerarkaasi qaabkuu u dhacay


Haddaba siduu uu weerarkaasi uga dhacay jaamacadda Gaarissa? BBC-da ayaa qoraalkan dib ugu eegeysa wixii dhacay.


2-dii bishii April 2015, afar nin oo hubaysan ayaa weerar ku qaaday jaamacadda Garissa, iyaga oo si an kala sooc lahayn dadka u tooganayaay.


Ragga weerarka geystay ayaa si gaar ah u bartilmaameedsanayay dadka Masiixiyiinta ka dib markii ay gudaha dhismahaa u soo galeen.


Ugu dambayntii, waxaa halkaasi lagu dilay 148 qof -oo intooda badan ay ardey .


Ciidamada ammaanka ayaa isku gadaamay Jaamacada islamarkana ugu dambeyntii dilay raggii weerarka soo qaaday.



Source:-BBCsomali

Loading...
Loading...