Xukuumada Muuse Oo Xidhay Dhalinyaro Reer Boorama Ah & Xildh. Maxamed Abiib Oo Ka Hadlay

0
Monday November 06, 2023 - 14:33:35 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2184
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Muuse Oo Xidhay Dhalinyaro Reer Boorama Ah & Xildh. Maxamed Abiib Oo Ka Hadlay

    "Macquul maaha in qof lagu xidho waxad dhiibatay fikirkaga"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Macquul maaha in qof lagu xidho waxad dhiibatay fikirkaga"



Boorama (HWN) Xildhibaan Maxamed Abiib ayaa sheegay in xukuumada Muuse Biixi ee wakhti yar uhadhay ay cimri dherer ka baadhayso shacabka Gobolka Awdal.

 

Xildhibaanka ayaa intaasi ku daray inay  jooojiso xukuumada xadhiga ay ku hayso dhalinyarada Boorama.

 

"Macquul maaha in qof lagu xidho waxad dhiibatay fikirkaga waxan si adag u cambaraynayaa Xadhiga Yacquub Ciise.

 

Dawladu sida ay u dhagaysan karayso codka kuwa ay iyadu abaabushay waa inay u dhagaysan kartaa codka kuwa kasoo horjeedana.

 

Boramana waa dareensanahay in Xukuumadu ka baadhayso Cimri dherer waxana muujinaya ficilada Socda waxanan leeyahay ka daaya walaal danteenu kuma jirtee" ayuu yidhi Xildhibaan Maxamed Abiib


Loading...
Loading...