Kal-Fadhigii 83-Aad Ee Golaha Guurtida Oo Saaka Si Rasmi Ah U Furmay.

0
Sunday November 05, 2023 - 12:34:54 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1011
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Kal-Fadhigii 83-Aad Ee Golaha Guurtida Oo Saaka Si Rasmi Ah U Furmay.

    "Xeerka Buuqa Idinka Dhex Dhaliyay Suga Waa La'idn Horkeeniye"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Xeerka Buuqa Idinka Dhex Dhaliyay Suga Waa La'idn Horkeeniye"


 


Hargaysa (HWN) Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland mudane Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa saaka Furay kal-fadhigii 83-aad ee golaha, halkaasi oo uu mudanayaasha la wadaagay warbixinta shir-guddoonka.

 

Intaasi ka dib gudoomiyaha golaha guurtida ayaa khudbadiisa ku soo qaatay laba wafti oo goluhu u diray dhibaatooyin ka dhacay deegaanada Ceel Af-wayn iyo Cali Saahid oo uu sheegay inay meel wanaagsan marayaan.

 

Ugu danbayn Gudoomiyaha golaha guurtida ayaa ka hadlay Sicir bararka dalka naafeeyay isaga oo sheegay in hadda xakamayntiisa ay gacanta ku hayaan masuuliyiinta Baanka dhexe ee Somaliland, bulshadana waxa uu ugu baaqay inay garab joogsadaan shaqaalaha iyo masuuliyiinta Baanka dhexe


Loading...
Loading...