Madaxweyne Farmaajo Oo Bilado Ku Taxay Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumada Iyo Waxyaabaha Ay Ku Mutaysteen

0
Wednesday July 03, 2019 - 16:43:07 in News by
  • Visits: 1680
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo Oo Bilado Ku Taxay Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumada Iyo Waxyaabaha Ay Ku Mutaysteen

    Madaxweyne Farmaajo Oo Bilado Ku Taxay Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumada Iyo Waxyaabaha Ay Ku Mutaysteen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Farmaajo Oo Bilado Ku Taxay Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumada Iyo Waxyaabaha Ay Ku Mutaysteen

 


Muqdisho(HWN):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada abaalmarinno ku guddoonsiiyay Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda ayaa uga mahadceliyay shaqada hufan ee ay qabteen.

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing and suit

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing
Image may contain: 3 people, people smiling, people standing and suit

Madaxweyne Farmaajo ayaa Guddiga ku bogaadiyay abaabulkii xoogganaa ee ay sameeyeen isaga oo ku ammaanay dadaalka ay muujiyeen iyo sida aymasuuliyadda isaga saareen qabanqaabada iyo maamuuska Maalmaha Xorriyadda Qaranka.


Madaxweynaha ayaa sheegay in maalmaha xorriyaddu ay yihiin astaan qaran oo mudan in la weyneeyo si loo xoojiyo wadajirka bulshada, ubadka Soomaaliyeedna loogu barbaariyo waddaniyad iyo dal jacayl.

Image may contain: 10 people, people sitting, table and indoor
Image may contain: 1 person, suit
Image may contain: 10 people, people smiling, people standing and suit
Image may contain: 6 people, people standing

Madaxweyne Farmaajo ayaa Guddiga ku boorriyay inay dejiyaan qorshaha xuska maalmaha xorriyadda ee sannadka soo socda maadaama oo ay ku beegan tahay 60-guurada markii ay Soomaaliya xornimada ka qaadatay gumaystaha.

Image may contain: 2 people, indoor
Image may contain: 8 people, people smiling
Image may contain: 3 people, suit

Madaxweynaha ayaa xubnaha Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed uga mahadceliyay sida wanaagsan ee ay dal iyo dibadba uga qayb qaateen xuska Maalmaha Xorriyadda dalka.


DHAMMAAD

Loading...
Loading...