Isimada Dhaqanka Puntland oo soo saaray go'aanno xasaasi ah oo la xiriira doorashooyinka Puntland

0
Thursday November 02, 2023 - 10:13:24 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1214
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Isimada Dhaqanka Puntland oo soo saaray go'aanno xasaasi ah oo la xiriira doorashooyinka Puntland

    Isimadu waxay kaloo madaxweynaha Puntland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isimadu waxay kaloo madaxweynaha Puntland


Isimada Dhaqanka Puntland oo maalmahii la soo dhaafaykulan uga socday magaalada Garowe, ayaa go’aan ay soo saareen waxay ku sheegeen in doorashada aysan dib uga dhicin karin waqtigeedii 8 January 2024.


 

Isimadu waxay waxay sheegeen in baarlamaanka Puntland lagusoo xulo sidii horey loogusoo xuli jiray ee hab-beeleedka, iyagoo tilmaamay waqtiga u harsan madaxweyne Deni in aan lagu qaban karin doorasho qof iyo cod ah.



 

Isimadu waxay kaloo madaxweynaha Puntland ugu baaqeen inuu si degdeg ah usoo saaro lifaaqii doorashada, uuna magacaabo guddiga ansixinta baarlamaanka iyo xalinta khilaafaadka


 

Go’aanada kasoo baxay Isimada Puntland ayaa kusoo aaday, iyadoo lagu golaha wasiirrada Puntland ay xalaymeel mariyaan jadwalka cusub ee doorashooyinka Puntland, ee uu dhawaan soo saaray guddiga doorashooyinka Puntland.

Loading...
Loading...