Wasiirka Arimaha Gudaha SOMALILAND oo Kulan La Yeeshay Wefti Ka Socdey W. Arrimaha Dibadda Dalka Denmark

0
Thursday November 02, 2023 - 09:34:13 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1401
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Arimaha Gudaha SOMALILAND oo Kulan La Yeeshay Wefti Ka Socdey W. Arrimaha Dibadda Dalka Denmark

    Waxa kale oo Weftigan iyo Wasiirka ka wada hadleen iskaashiga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa kale oo Weftigan iyo Wasiirka ka wada hadleen iskaashiga


Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha  Somaliland mudane Maxamed Kaahin Axmed ayaa shalay Xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socdey Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Denmark. Waxaana kulankaasi ku wehelinayay wasiirka Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maxamed Yusuuf Ismaaciil iyo Maayarka Magaalada Boorama Maxamed Axmed Warsame.


 

Wasiirka wasaaradda Arrimaha gudaha Maxamed Kaahin Axmed iyo wefti ka socdey Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Denmark ayaa ka wadahadlay wada shaqaynta iyo xoojinta xidhiidhka labada dawladood ee Somaliland iyo Denmark.



 

Waxa kale oo Weftigan iyo Wasiirka ka wada hadleen iskaashiga iyo Mashaariicaha horumarineed ee dawladda Denmark ay ka fuliso Somaliland iyo xaalada amniga ee dalka.


 

Waxa kulankan Wasiirku la yeeshay Weftigan ka socday Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Denmark ku wahelinayay Agaasimaha guud ee Wasaarada Arimaha Gudaha Maxamed Yuusuf Ismaaciil iyo Maayarka Magaalada Boorama.

Loading...
Loading...