Dawladnimada Sool Ay Heshaa,Deeq Bay Noo Tahaye,Maxaa Adiga Kaaga Danah Ma Dalba Wadaagtaan.

0
Wednesday November 01, 2023 - 09:40:34 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1440
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladnimada Sool Ay Heshaa,Deeq Bay Noo Tahaye,Maxaa Adiga Kaaga Danah Ma Dalba Wadaagtaan.

    Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.



Bismillahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]

 


 

 

Duqa Xamar Dadaalku U Galay,Duminta Laanteenan,

 

Dabin Wuxu Magaleegaba,Hadduu Daayacnan Helaye,



 

Dagaalku Shabaab Kula Jira,Doorkan Naga Daashay,

 

Duulimaadka Xamar Kama Hadheen,Waase Loo Degay


 

Daayin Mahadi Weeyan,Haddii Dani Runtaw Sheegtay,

 

Degdeg Bay Ku Soo Gelilahayd,Doqon Dagnan Dooni,


 

Dawladnimada Sool Ay Heshaa,Deeq Bay Noo Tahaye,

 

Dagaal Baad Ku Baaqdaiyo,Inaad Dirirtun Noolayso,


 

Dabka La Saarimaayo Anagunba,Dibu Heshiin Doona,

 

Dalna Ma Guurayo Waad Ogtiin,Duugna Wuu Hadhi,


 

Dantee Baad Ka Leedahay,Ma Dal Baad Wadaagtaan.


 

Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...