Madaxwaynihii Hore Ee Galmudug Oo London Ku Geeriyooday
"Waxaa uu xilka hayay intii u dhaxeysay bishii August 2009 illaa 1 August 2012."
BBC: Waxaa alle ha u
naxariistee goor dhaweyd magaalada London ku geeriyooday madaxwaynihii hore ee
Galmudug Maxamed Axmed Caalin.
Caalin ayaa wuxuu ahaa
madaxweynihii 2-aad ee Galmudug, waxaa uuna door muhiim ah ka soo qaatay
hanaankii maamul u sameynta Galmudug.
Waxaa uu xilka hayay
intii u dhaxeysay bishii August 2009 illaa 1 August 2012.
BBC
Loading...
Loading...