WAR DEGDEG AH: Muuse Biixi Oo Magacaabis iyo Xil Kaqaadis Sameeyay

0
Sunday October 22, 2023 - 13:56:44 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2870
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAR DEGDEG AH: Muuse Biixi Oo Magacaabis iyo Xil Kaqaadis Sameeyay

    "Geesta kale waxa uu magacaabay masuuliyiintan"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Geesta kale waxa uu magacaabay masuuliyiintan"



Hargaysa (HWN) Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegtooyin Madaxweyne  xilalkii kaga qaaday qaar ka mida masuuliyiinta Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, isla markaana ku magacaabay masuuliyiin cusub.



Waxaanu xilkii ka qaaday

1. Ku: Cabdirisaaq Maxamed Siciid Gees,

        Wakiilkii Jamhuuriyadda Somaliland ee Dalka Turkiga.

2. Ku: Maxamed Cali Axmed;

        Guddoomiye Ku-xigeenkii Gobolka Daad-madheedh.


Geesta kale waxa uu  magacaabay masuuliyiintan.

1. In Maxamed Axmed Maxamuud Cawad Wakiilkii hore ee dalka Ethiopia, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland ee Dalka Turkiga.


2. In Cumar Cali Cabdillaahi Bade laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland ee Dalka Itoobiya.

Loading...
Loading...