Maryan Mursal Oo Ku Dhawaaqday Inay Fanka Isaga Baxday

0
Saturday October 21, 2023 - 09:44:47 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1455
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maryan Mursal Oo Ku Dhawaaqday Inay Fanka Isaga Baxday

    "Caawa Fankii ayaan joojiyay, ii soo duceeya in ilaaheey iga masaxo"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Caawa Fankii ayaan joojiyay, ii soo duceeya in ilaaheey iga masaxo"

 



Fanaanadda caanka ah ee Soomaaliyeed Maryan Mursal Ciise ayaa xalay ku dhawaaqday inay joojisay shaqadeedii fanaanimada.

 

Xilliga ay shaacisay hadalkaan ayay ku sugneyd munaasabad ka dhacaysay magaalada London ee caasimadda waddanka Ingiriiska - xafladda ayaa sioo kale abaal marin lagu gudoonsiiyay.

 

"Caawa Fankii ayaan joojiyay, ii soo duceeya in ilaaheey iga masaxo" ayay tiri, iyada oo dhinac taagan qoraaga Soomaaliyeed ee Siciid Saalax oo gudoonsiiyay abaal marinta.

 

Maryan waxay sheegtay in ilaaheey ay ka dalbaneyso inuu ka cafiyo danbigii ay ku jirtay 'in kasta oo aan Soomaaliya wax u sheegayay' ayay tiri.


Loading...
Loading...