Doorashooy Maxaad Tari,Dalkiiba Waa La Qaataye.

0
Sunday October 15, 2023 - 09:32:35 in Articles by Faisal Abdullahi
  • Visits: 982
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Doorashooy Maxaad Tari,Dalkiiba Waa La Qaataye.

    Digdigtii Ku Laabta'o Idaasadahii Ku Tuma Hore,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Digdigtii Ku Laabta'o Idaasadahii Ku Tuma Hore,



Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]

 

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.


 

 

Doorashaba Horteedba,Dalkii Lala Wareegoon,

 

Dantii Guud Lagaga Tegin,Durbaankiini Beenaw,



 

Digdigtii Ku Laabta’o Idaasadahii Ku Tuma Hore,

 

Dalkii Waa La Boobayo,Duxudii Way Dhamaataye,


 

Dufanun Inaad Ku Gaadhaan,Dib U Fuula Buurti,

 

Dagaal Ugama Jeedee,Duulkan Meesha Joogaan,


 

Dariiq Kaleba Garanaynin,In La Didiyo Mooyaane,

 

Deeq Bakhayl Ha Sugino,Dagaal Fule Ha Diranina,


 

Damiir Laawe Qaraniyo,Dal Dhan Laguma Amino.

 

Daayinkeen Amarki Ma Ahee,Doqoniimo Weeyaan,


 

Mar I Dage Alle Ha Dago,Mar Labaad Anays Dilay.

 

Dacwad Waxan Ku Xidhaya,Doqonbu Dabked Ba’y,


 

Daamakay Qaniinta,Kamana Durugto Qiiqaba.

 

Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...