Dabaaldegga 1da July Oo Ka Dhacay Magaalada Toronto.

0
Tuesday July 02, 2019 - 11:41:44 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1928
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dabaaldegga 1da July Oo Ka Dhacay Magaalada Toronto.

    Dabaaldegga 1da july ayaa si habsami iyo qurux badan ay kamuuqato uga dhacay magaalada Toronto.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dabaaldegga 1da july ayaa si habsami iyo qurux badan ay kamuuqato uga dhacay magaalada Toronto.

Dad kumanaan gaadhaya ayaa kasoo qeyb galay barnaamij quruxbadan oo ay soo qaban qaabiyeen ururka Today.



Haddaba waxaa barbar socdey barnaamij kale oo loogu talagay in hawada sare looga soo boodo Baarashuud ay ka qeyb galeen mudane Mohamed Dahir Hassan iyo xubno katirsan kuwa ku boodabaarashuudka  sports ka ah ee looyaqaan skydiving.


Munaasibadan ayaa aheyd mid lagu weyneynayo 1da July oo ah maalintii labada waddan ee Canada iyo Somalia ay xoroobeen.


Xubnaha Canadians ka ah ayaa ku boodayey calanka Canada, halka uu mudane Mohamed Dahir Hassan uu kulabisnaa calanka buluuga ah ee Somalia.


Kadib dabaalasho 10,000  ft. ah Ayeey furteen parachute kooda iyagoo kadibna dhulka nabad kusoo degey.


Hambalyo legend Mohamed Dahir Hassan oo hore u ahaan jirey madaxa ciidanka dallaayadaha parachute ka kusoo booda ee (Danab) ama commandooska ee Somalia.

Loading...
Loading...