Halbacaad-lagulisaydhe Arinka hawada ee Somalia Buunbuninayso, iyo Waxba kama jiraanibada arinkaa Somaliland
Jamuuriyada Somaaliland waxay xaqiijisay isku filnaansho kalsooni ku dhisan midnimo, wada tashi iskaashi, waxayna Gaadhay Hormar dhinacwal, waxayna tahay Horseedka Hiigsiga Geeska Africa, waxayna si buuxda gacan bira ugu qabataa ciskasta oo ku soo gardaroota Dhulkeeda Hawadeeda, Xuduudaheeda, Beenta iyo dhalanteedka Maamulka Muqdisho ee xerada ku oo dan uu isleeyahay wax qabad uga dhig shacabka uu dayacay ee Somalia
Waa midaan waxba ka jirin, ee ay ku sheegayaan in ay hawadii Somaliland iyagu maamulayaan, Daba Guclaynta Guracan ee Maamulka Taagta daran ee farmaajo Been-hawaaska uu saxaafada lataagan yahay waa mid shacab reer Somalia iyo Somaalilandba ka wada dharagsanyihiin, halka Somaliland Madaxwayne aan lawahaysankarin uu hogaaminayo, oo shacabkiisu cudud iyo taageero labarbartaa-ganyihiin, Guule ayaa mahadle ee manta Somaliland Guul iyo Gobanimo ayey kunaalo naysaa shacabka Somalia ee Maamul xumadu ragaadisayna waxaanleh isku tashada oo yaana been la idinku maa meelin Somaalind Wa tagatay allaa maha Xasan Maxamed Muse
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!


0 





