Khilaaf Ka Dhex Qarxay Jaaliyada Somaliland Ee Canada & Sababta.

0
Saturday October 07, 2023 - 12:58:28 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 3182
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khilaaf Ka Dhex Qarxay Jaaliyada Somaliland Ee Canada & Sababta.

    "War-saxaafadeedka ay soo saartay gudida xal uhelida khilaafka jaaliyada…"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"War-saxaafadeedka ay soo saartay gudida xal uhelida khilaafka jaaliyada…"


 


Hargaysa (HWN) Jaaliyada Somaliland ee ku nool dalka Kanada ayuu soo kala dhex galay khilaaf sababay in gudidii ay dooratay jaaliyada Kanada ay ushaqayn waayeen sidii laga rabay.

 

Khilaafkan ayaa yimid kadib markii uu gudoomiyiha jaaliyada somaliland youth association, Canada Mr.A.rahman Jama Batun uu sameemay sharci jabin, sida ay ku sheegtay war-saxaafadeed ay soo saartay gudida jaaliyada somaliland youth association, Canada u xilsaartay xalinta iyo go’aan ka gaadhista mushaakilaadka jaaliyada haysta, oo nuqul kamid ahi soo gaadhay shabakada Hadhwanaagnews.

 

Gudida loo saaray khilaafka sababay kala qaybsanaanta iyo wada shaqayn la’aanta jaaliyada, ayaa soo saaray qodobo ay sheegeen in lagu dawayn karo kala qaybsanaanta soo food saartay jaaliyada Somaliland ee Kanada.

 

War-saxaafadeedka ay soo saartay gudida xal uhelida khilaafka jaaliyada oo ay ku saxeexanyihiin magacyada gudidaasi ayaa uqornaa sidan:-

 

 No description available.

No description available.



No description available.

Loading...
Loading...