Shaydaan Aya idin dhex cararay aad na waan uga xumahay

0
Saturday September 30, 2023 - 10:51:52 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 734
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shaydaan Aya idin dhex cararay aad na waan uga xumahay

    Gudoomiye Sicid Mire Faarax Giirre iyo Xil Abdinasir Yusuf Cirro Qodax

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiye Sicid Mire Faarax Giirre iyo Xil Abdinasir Yusuf Cirro Qodax


Gudoomiye Sicid Mire Faarax Giirre iyo Xil Abdinasir Yusuf Cirro Qodax waa laba nin oo aanu sxbo nahay mudo toban sano ahna aanu shaqo wadaag ahayn hadaba waxaan leeyahay labada oday waar waxaad ahaydeen laba nin oo mudo dheer Hal isku isku ahaa ilaahay mahadi haka gaadhee Isla Hal xisbina kasoo baxay marka maanta oo aad midida daabka haysaan oo aad shacabkii idi soo doortay u wada adeegaysaan.


Shaydaan Aya idin dhex cararay aad na waan uga xumahay eedadaha aad warbaahinta isku mariseen raga waa isku dhaca oo wada shaqaynta Aya iskiin tusaysa waana laga heshiiyaa waxaan idinku bawaya wixi dhacay dhece ee waxa lagaadhay waqtigii si toosa loo wada hadli lahaa lagana heshiin laha xurgufta mardanbe midkiina yaanu warbaahinta lahadlin gacmo geel jire hoos Aya loo maydhaa hubka miiska wada hadalkana soo fadhiista wabilaahi towfiiq.

Abdiqani X Salaf.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...