Doorashada Dib Inoo Dhigiyo,Nin Daar Fuulay Oon Ka Degin,Dagaalun Bay Dhalaan
Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]
Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.
Dagaalka Waxa Keenaya,Doorashada Dib In Loo Dhigo,
Daartaas Keenii Koraaba,Dooru Ku Darsadonu Degin,
Qofkii Aynu Doorana,Doorkiisa Ha Dhamaysto Ayaan,
Maalin Loogu Darin,Distoorkeenan Fura Oo Ku Dara,
Dalkeenan Waxaa Qaribay,Duqaytidan Guurtida Ha,
Dimuqraadiyadii Bahdilay,Xeer Lagu Doortana Jirin,
Duruufahan Taaganee,Dalkeenu Dagaalka Galay,
Da’daa U Run Sheegtayo,Wixii Loo Doortay Gabe,
Dulsaar Bay Inagu Yihiine,Haddii Aan La Kala Dirayn,
Dib Intoo Soo Dooratan,Golah Xeerdejined Ku Dara,
Maraan Wada Dooranuune,Daboolka Saaroo Astura,
Ismail Abdillahi Handuleh.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!