Daayin Wuxu Ku Siiyeed Nacdaa,Daano Kugu Reebye,Dib Inaad U Heli Lama Hubo,Waa Dunuub Qoran.

0
Thursday September 28, 2023 - 09:48:48 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 768
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daayin Wuxu Ku Siiyeed Nacdaa,Daano Kugu Reebye,Dib Inaad U Heli Lama Hubo,Waa Dunuub Qoran.

    Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.

 



Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]

 

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.


 

 

Dawladnimadan Tuuren Dayacen,Qayrkay Ugu Deeqay,

 

Duqayntiyo Dagaaliyo Colaad,Keentay Dabar Gooynta,



 

Dakharadayna Gaadheey Ogyiin,Duulkan Xamar Yaale,

 

Daanadaas Anoo Qaba Haddana,Digashanay Raacshay,


 

Daldalooladeenanay Heleen,Debecsanaan Baahsan,

 

Doqoniimadeenay Arkaan,Aanu Jirin Ruux Damqanaya,


 

Dad Isnaceb Dugaag Wada Dhasho,Duunka Ka Cooloba,

 

Dubaaxdooda Cadawgii Helaa,Soow Dudubin Maayo,


 

Dalka Dadkan Wadaagnow,Ogoow Doodu Hadalkay,

 

Dulqaad Yeesha Duul Baan Rabaa,Inaan Duqeeyaaye.


 

Ismail Abdillahihanduleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...