Calisaahid Iyo Ceelafwen,Ceebtan Demiweyday,Camalba Ku Hoos Jira Malaha,Cidi Ku Faaiido.

0
Tuesday September 26, 2023 - 10:01:52 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 585
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Calisaahid Iyo Ceelafwen,Ceebtan Demiweyday,Camalba Ku Hoos Jira Malaha,Cidi Ku Faaiido.

    Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.

 



Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]

 

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.


 

 

Calisaahid Iyo Ceelafwen,Cudurkan Aafeeyay,

 

Caqlixumo Colaada Dadka ,Lagu Calameeyay,



 

Cadaab Akhiriyo Kama Baqan,Ceeb Adunyada,

 

Culimiyo Garaadiyo Suldaan,Caqiladi Daale,


 

Ciidamadii Cadaawah La Yidhi,Caabiya Tegaye,

 

Cadaaladan La Marinin Intii,Diiday Caadada,


 

Caynkan May Ahaden,Haddan Cidi Labaynayn,

 

Camalba Ku Hoos Jira,Malah,Cidi Ku Faaiiday,


 

Cakaaru Warkii Imana Jira,Caadka Laga Faydi.

 

Ciidamada U Daayo Ayaan,Cidinah Weydaaran.


 

Ismail Abdillahi Handuleh

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...