Ujeedada Kulan Dhex Maray Siyaasiyiinta Hargaysa & Musharax CIRRO.
"Murashaxa ayaa dhawaan uun ku soo noqday Gobolka Togdheer"
Hargaysa (HWN) Siyaasiyiinta iyo Haldoorka
Caasimadda Hargeysa ayaa xalay casho sharaf ku maamuusay hotel-ka Maansoor Murashaxa
Madaxweynaha ee Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro.
Murashaxa ayaa waxaa casho sharafta ku wehelinayey
mas’uuliyiinta sarsare ee Xisbiga WADDANI.
Murashaxa ayaa dhawaan uun ku soo noqday Gobolka
Togdheer halkaas oo uu muddo bil ku dhow u fadhiyey howlaha nabadda iyo
xoojinta amniga guud ee Jamhuuriyadda Somaliland
Loading...
Loading...