Safaarada Maraykanku Kuleeyahay Muqdisho Oo Ka Hadashay Xaalada Laascanood.
Hargaysa (HWN) Safaarada Maraykanka Ee Somaliya ayaa soo Dhaweysay Go'aanka Habar-jeclo kasoo Saartay
Khilaafka Doorashada kuna Baaqay In la Dejiyo Xiisada Laascaanood
Siihayaha Safiirka
Mareykanka Soomaaliya oo maanta Hargeysa soo Gaaray ayaa Madaxda Somaliland ku
booriyay In wada-hadal lagu xaliyo colaada Laascaanood.
Safiirka oo la Kulmay Muuse
Biixi ayaa yidhi "Waxaa aan adkaynayaa in xaaladda Laascaanood la
qaboojiyo, iyada oo lagu xallinayo wada-hadal."
Sidoo kale sfiiirka
Markeykanka ayaa u mahad celiyey madax dhaqameedkii Beesha Habar Jeclo ee go’aamada
dhawaan ka soo saaray khilaafka doorashooyinka.
Sii haya safaarada
Mareykanka ee Somaliya ayaa sheegay in heshiiskaasi ahaa talaabo wanaagsan oo
loo qaadey dhanka Doorashooyinka