Political Paralysis| Faalig Siyaasadeed.

0
Friday September 22, 2023 - 10:01:56 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 854
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Political Paralysis| Faalig Siyaasadeed.

    WQ: Cabdinaasir Axmed Abraham

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

WQ: Cabdinaasir Axmed Abraham



Waa xaalad nidaamka hoggaamin -siyaasadeed galo oo uu awoodi waayo qaadashada go'aanno siyaasadeed oo fulin u baahan. Waxaana sababa duruufo kala duwan bartan oo ay ka mid yihiin:

 

1. Partisan gridlock: Waa marka aragtiyaha iyo danaha axsaabta siyaasaddu kala irdhoobaan ee laga quusto rejada isku-tanaasulka iyo wada-shaqayntooda.  Waxaanay xaaladdani ugu cakiran tahay.

2. Special Interest Influence: Waa marka nidaamka dawladnimo u adeego danaha gaarka ah ee uu danta guud ka cago-jiido.

3. Electoral consideration: Waa kolka siyaasiyiintu arrimaha mustaqbal ee ummadda ay ka door-bidaan ujeeddooyinkooda kal-doorasho.

4. Bureaucratic inefficiency: Waa goorta xafiisyada dawladnimo ee bulshada looga adeegaa ay ka gaabiyaan shaqooyinkii ay hayeen sababa la xidhiidha maamul, farsamo ama garasho. Si kale haddii aan dhigno waa marka xafiisyada ay hoggaamiyaan dad lahayn aqoonteeda, kartideeda iyo awoodeeda. Xalka ugu habboonna waa dib-u-habayn gun iyo baar ah in lagu sameeyo.

 

FG: Dhammaan calaamadahaas aan kor ku soo xusnay nidaamka dawladnimo ee Somaliland way ka wada muuqdaan.

Qora Abdinasir


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...