Gaadhiba Guri Laga Kaxaystay,Gadaala Mid Bay Cesheen,Guruubku Maxay Rabaan.
Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]
Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.
Gurubkan Gardaroonaya,Garxajisyan Loo Nisbayn,
Go’anki Gudidodu Gaadhay,Gadaal Uga Laabadkiisu,
Garaadka Dadka Cayaysan,Godobta Geysten Ogaada,
Cadawe Gulufo Dul Jooga,Gefba Ka Gasheen Dalkina,
Garxajis Taladisi Maahe,Gariyo Gardaraba Garaaba,
Gaadha Guri Laga Kaxaysta,Garaad Weeyan Dhuljiif,
Guryahiina Ordo Ku Laabta,Waxa Geysateen Layaabe,
Galabta Hayno Ahaato,Inaad Wax Gar Waaqsataan,
Gaadhigan Aad Qaadateen,Haddii Gacalkin Wateen,
Bariga Waad Ka Gaabsaten,Gacalkinu Kanay Waten,
Guusheebad Ku Gaadhaysan,U Geeya Kuwii Watayun.
Ismail Abdillahi Handuleh.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!